Senator laamaha amniga u gacan geliyey askari ka tirsanaa ilaaladiisa oo dil geystay

Senoter Yuusuf Geelle Ugaas (Dhagey) oo ka tirsan Aqalka Sare Baarlamanka Soomaaliya ayaa talaabo adag ka qaaday askari ka irsan Ilaaladiisa oo maanta Dhuusamareeb ku dilay Wiil dhalinyaro oo ka mid ahaa dadka degaanka. Senotor Dhagey ayaa tacsi u diray qoyska, Ehelada uu ka baxay Marxuum Shaafici Xaaji Diiriye oo ahaa wiilka dhalinyarada ahaa ee … Continue reading Senator laamaha amniga u gacan geliyey askari ka tirsanaa ilaaladiisa oo dil geystay